Ciidamo Nabad Sugid ah oo weerar ku qaaday Guriga Hooyo dhashay Wasiir katirsan Xukuumada Rooble

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumada Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade ayaa ku eedesay ciidamada Nabad Sugida Koonfur Galbeed in weerar ku qaadeen guriga hooyadeed oo kuyaala Baydhabo. Qoraal ay soo saartay Wasiir Xaniifa ayey ku sheegtay in Madaxweyne Laftagareen ciidamo ku amray in ay soo xiraan hooyadeed , kuwaa ay sheegtay in ay weerareen … Continue reading Ciidamo Nabad Sugid ah oo weerar ku qaaday Guriga Hooyo dhashay Wasiir katirsan Xukuumada Rooble